Friday, September 29, 2017

Gudagalka Xilliga Caleen-daadashada + Sawirro

Waxa la galay oo lagu jiraa xilligii dayrta. Waa waqti u kala duwan deegaaanada iyo bii'adaha qaaradaha caalamka. 

Waa xilli-tirsiyeedkii dayrta oo ay dhirtu daadiso caleenta, marka la joogo wadamada qaboobaha ama xilliga jiilaalka uu barafku ka jiro. Halka deegaannada ay ka jirto cimmilada kulul, marka  la gaadho dayrta ay dhirta cagaarka iyo caleenku dul hoganayso.
Halkan hoose waxa aan idinkula wadaagayaa sawirro ku saabsan "Gudagalka Xilliga Caleen-daadinta." Waa sawirro aan ka qaaday meelo kalad duwan oo gudaga magaalada Oslo ah.


































































Cabdishakuur X. Muxumed (Heersare)
cabdiheersare01@hotmail.com
Oslo


No comments:

Post a Comment